qiree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax qiro u yeelid. ld qaree.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiree

qaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyey, -raysay)
1. Qar u yeelid (weel). 2. ld qiree.

qirayn [m.f.dh]
eeg qiree. ld qarayn.

qir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin doodi ka taagneyd caddeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg