qirid
(m.f.dh)eeg qir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qirid ↴
ashahaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
In Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo diray yahay qirid.
garayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax, inuu garyahay qirid. 2. (f.mg) Garays xirasho. 3. (f.mg) Garraar xirash.
xaqirid [m.f.dh]
eeg xaqir².
qir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin doodi ka taagneyd caddeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg