qisaas
(m.dh)Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.
qisaas
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qisaas ↴
qisaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof qisaas loo haysto ahaansho.
qisaasid [m.f.dh]
eeg qisaas².
qisaasnaan [m.f.dh]
eeg qisaasan. ld qisaasnaansho.
qisaasnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qisaasnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg