qish
(m.l)

Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.

qish
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)

Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qish

naaqish [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
La n.: arrin falanqeyn.

naaqishid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqish.

qishid [m.f.dh]
eeg qish². ld qish¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg