qishid
(m.f.dh)eeg qish². ld qish¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qishid ↴
naaqishid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqish.
qish [m.l]
Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.
qish [m.l]
Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.
qish [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg