qiso
(m.dh)1. Sheeko; taariikh. 2. Wax dhacay; war.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiso ↴
dhilqiso [m.dh]
ld dhillis.
dhilqiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dhilliso.
qisayn [m.f.dh]
eeg qisee. ld qisood.
qisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld qisee.
qisood [m.l]
ld qisayn.
riwaayad [m.dh] (-do, m.l)
(riw.) Qiso suugaaneed taxan oo loo habeeyay hab masraxeed oo murti, heeso iwm laga helo oo ay dad matalaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg