qobtolid
(m.f.dh)

eeg qobtol².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qobtolid

qobtol [m.l] (-llo, m.dh)
Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.

qobtol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg