qode
(m.l)

1. Cirboor; cirwareen; leexo. 2. Nooc qaadka hareeriga ka mid ah oo gaagaaban aadna u jilicsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qode

xabaalaqode [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Nin dadka dhinta qabriyada u qoda.

cirwareen [m.dh]
Cirboor; qode.

qoodeyn [m.f.dh]
eeg qodee. ld qoode (4).

qorqode [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-dayaal, m.l/dh)
Q. ah: nin afadiisa si fool xun kula dhabiiltama siiba maamulka hoose, cunnada iyo masruufka.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg