qofee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

Qof ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qofee

bukaan-wareysi [m.l]
(daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.

qofayn [m.f.dh]
eeg qofee.

qof [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-faf, m.l)
1. Shakhsi aadami ah. 2. Q.na: ninna, cidna. 3. Q.af: dad.

qof [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(nax.) Mid ka mid ah kaqaybgalayaasha warisgaarsiinta: “aniga” waa qofka 1aad oo hadlaya, “adiga” waa qofka 2aad oo ah lala hadlaha, “isaga”/”iyada” waa qofka 3aad oo ah laga hadlaha; saddexdaan qof kala keliga ah mid weliba waa wadaroobaa: 1aad “annaga/innaga”, 2aad “idinka”, 3aad “iyaga”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg