qolaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)1. Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho. 2. Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qolaysan ↴
qolaysmid [m.f.dh]
eeg qolaysan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg