qolobdhabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-obday, -obatay)

Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qolobdhabo

qolobdhabasho [m.f.dh]
eeg qolobdhabo. ld qolobdhabad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg