qolqolid
(m.f.dh)eeg qolqol².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qolqolid ↴
qolqol [m.l] (-llo, m.dh)
1. Maro lagu kala qoqobo aqal gudahiisa; daah. 2. Aqal la kala qoqobay intiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin. 4. Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo. 5. Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.
qolqol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Aqal kala qoqobid. 2. Nirig carrab ka jeexid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg