qombob
(m.l)

Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.

qombob
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Wax kala baxsanaa isku soo roorid engeg ama kulayl dartii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qombob

qombobid [m.f.dh]
eeg qombob².

qombobsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax qombobay ahaansho.

qombobsanaan [m.f.dh]
eeg qombobsan. ld qombobsanaansho.

qombobsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qombobsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg