qombobsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qombobay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qombobsan

qombobsanaan [m.f.dh]
eeg qombobsan. ld qombobsanaansho.

qombobsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qombobsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg