qommod
(m.l)

Harag dab lagu dubay si loo cuno. ld qummud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qommod

qommodsad [m.l]
ld qommodsasho.

qommodsasho [m.f.dh]
eeg qommodso. ld qommodsad, qommodsi, qummudsad, qummudsasho.

qommodsi [m.l]
ld qommodsasho.

qommodso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Maqaar qommod ka dhigasho. ld qummudso.

qummud [m.l]
Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.

qummudsad [m.l]
ld qommodsasho.

qummudsasho [m.l]
ld qommodsasho.

qummudsi [m.l]
ld qommodsasho.

qummudso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qommodso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg