qonof
(m.l)Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
qonof
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nfay, -noftay; -nfi)Qof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qonof ↴
qonfid [m.f.dh]
eeg qonof².
suuldaar [m.l]
1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg