qoobad
(m.dh) (-do, m.l)

Hooy, xero iwm oo aad ciriiri u ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoobad

qoob [m.l] (-bab, m.l)
1. Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh. 2. Anqow. 3. Taakada kabaha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg