qoode
(m.l)1. Kal; mar. 2. Wadiiqo yar lo'du sameyso. 3. ld qoodeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoode ↴
horkac [m.l]
1. (-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin. 2. ld horkicid.
qoodee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
Xoolo si isdabajoog ah u socosho.
qoodeyn [m.f.dh]
eeg qodee. ld qoode (4).
qoodeysasho [m.f.dh]
eeg qoodeyso. ld qoodeysi.
qoodeysi [m.l]
ld qoodeysasho.
qoodeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax kaltan u gelid.
qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg