qoofalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoofalan

qoofalnaan [m.f.dh]
eeg qoofalan. ld qoofalnaansho.

qoofal [m.l]
1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.

qoofal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg