qoofalid
(m.f.dh)eeg qoofal². ld qoofal¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoofalid ↴
qoofal [m.l]
1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.
qoofal [m.l]
1. Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo. 2. ld qoofalid.
qoofal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg