qool
(m.l) (-lal, m.l)

1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro. 2. Ul weyn. 3. Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.

qool
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-oolay, -ooshay)

1. Suun ama xarig siriq u samayn. 2. Cid khayaameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qool

faa [m.dh (c.nafl.)]
Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.

adar [m.l]
1. (-rro, m.dh) Dheri weyn. 2. Qoolley. 3. Geed ka mid ah dhirta aan qodax lahayn.

aqool [m.l] (-llo, m.dh)
1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.

aqool [m.dh]
1. (-lo, m.dh) Gooraha wax la cuno middood. 2. ld aqoolid.

aqool [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(f.g) Wax dad badan ka dhexeeya maamulid. 3. (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyay guri u soo noqosho.

aqoolan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la aqoolay ahaansho.

aqoolid [m.f.dh]
eeg aqool³. ld aqool² (2).

aqoolnaan [m.f.dh]
eeg aqoolan. ld aqoolnaansho.

aqoolnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aqoolnaan.

aqoolxumaan [m.f.dh]
eeg aqoolxun. ld aqoolxumaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg