qoolaaw
(m.l)

ld qoolaab¹.

qoolaaw
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-way, -wday)

ld qoolaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoolaaw

qoolaab [m.l]
1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.

qoolaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw².

qoolaabid [m.f.dh]
1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg