qooli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Suun ama xarig siriq u sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooli

aqoolid [m.f.dh]
eeg aqool³. ld aqool² (2).

baqooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.

baqoolid [m.f.dh]
eeg baqool². ld baqool¹, baqoole, boqool¹, boqoole, boqoolid.

baqoolin [m.f.dh]
eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool.

baqoolis [m.dh]
ld baqoolin.

biirqoolid [m.f.dh]
eeg biirqool².

boqooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baqooli.

boqoolid [m.dh]
ld baqoolid.

boqoolin [m.dh]
ld baqoolin.

boqoolis [m.l]
ld baqoolin.

qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg