qoollaalliyid
(m.f.dh)

eeg qoollaalli². ld qoollaalli¹ (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoollaalliyid

qoollaalli [m.l]
1. ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego. 2. Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg