qoonsasho
(m.f.dh)

eeg qoonso. ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoonsasho

aqoonsasho [m.f.dh]
eeg aqoonso. ld aqoonsad, aqoonsi.

genso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax ka shakiyid ama qoonsasho. ld gans.

qoonsad [m.l]
ld qoonsasho.

qoonsi [m.l]
ld qoonsasho.

qoonsimaad [m.l]
Shaki iyo kahsasho laga qaado wax la nabcaystay. ld qoonsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg