qooqaar
(m.l)

ld qarqoor¹, qarqoorid.

qooqaar
(m.l)

Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.

qooqaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

ld qarqoor².

qooqaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Gowriirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooqaar

qarqoor [m.l]
Ka baneynta hareera wax la doonayo in la jaro ama la qodo. ld qarqoorid, qooqaar¹.

qarqoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax la doonayo in la jaro ama la qodo hareerahooda banneyn. ld qooqaar².

qarqoorid [m.f.dh]
eeg qarqoor². ld qarqoor¹, qooqaar¹, qooqaarid.

qooqaarasho [m.f.dh]
eeg qooqaaro.

qooqaarid [m.dh]
ld qarqoorid.

qooqaarid [m.f.dh]
eeg qooqaar². ld qoo qaar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg