qooqaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooqaaro

qooqaarasho [m.f.dh]
eeg qooqaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg