qooqaarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooqaarso

qooqaarsasho [m.f.dh]
eeg qooqaarso.

qooqaar [m.l]
ld qarqoor¹, qarqoorid.

qooqaar [m.l]
Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.

qooqaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld qarqoor².

qooqaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Gowriirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg