qooqid
(m.f.dh)

eeg qooq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooqid

fanqooqid [m.f.dh]
eeg fanqooq². ld fanqooq¹ (4).

qooq [m.l]
1. Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan. 2. Ciyaar; dheel. 3. Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.

qooq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Xoolo lab qooq ku dhicid. 2. Ciyaarid; dheelid. 3. Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg