qooraanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooraanso

qooraansasho [m.f.dh]
eeg qooraanso. ld qooraansad, qooraansi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg