qooraarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

ld qoraar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooraarso

qooraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.

qooraarsasho [m.dh]
eeg qooraarso. ld qooraarid.

qooraar [m.l]
Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.

qooraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg