qooraggoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-gooyay, -goysay)

1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooraggoo

qooraggooyo [m.dh]
1. Senge (faras). 2. ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.

qooraggoy [m.l]
ld qooraggooyo (2).

qooraggoyn [m.f.dh]
eeg qooraggoo. ld qooraggoys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg