qooraggooyo
(m.dh)

1. Senge (faras). 2. ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooraggooyo

qooraggoy [m.l]
ld qooraggooyo (2).

qooraggoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg