qoordiid
(m.l)

Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).

qoordiid
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

U q.: cid qadaadka u xiirid. ld qoordiir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoordiid

qoordiidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Qof loo qoordiiday ahaansho.

qoordiidasho [m.f.dh]
eeg qoordiido. ld qoordiirasho.

qoordiidid [m.f.dh]
eeg qoordiid². ld qoordiirid.

qoordiidnaan [m.f.dh]
eeg qoordiidan. ld qoordiidnaansho.

qoordiidnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qoordiidnaan.

qoordiido [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-iitay, -iidatay)
Qoordiid samaysasho (qof). ld qoordiiro.

qoordiir [m.l]
1. Q. ah: haad aan qoorta dhogor ku lahayn. 2. qoordiid¹.

qoordiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld qoordiid².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg