qoordiido
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-iitay, -iidatay)

Qoordiid samaysasho (qof). ld qoordiiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoordiido

qoordiidasho [m.f.dh]
eeg qoordiido. ld qoordiirasho.

qoordiiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld qoordiido.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg