qoorgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-gooyay, -goysay)

Nafley surka jug ka gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorgoo

qoorgooye [m.l]
Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.

qoorgooye [m.l]
(daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.

qoorgooyn [m.f.dh]
eeg qoorgoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg