qooro
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.

qooro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Cid dhanka hore uga imaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qooro

maqooro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld moqorso.

qoorasho [m.f.dh]
eeg qooro². ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).

qooratee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -teysay)
ld qooro².

qoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg