qoorsi
(m.l)

ld qoorsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorsi

qoorsasho [m.f.dh]
eeg qoorso. ld qoorsi.

qoor [m.dh]
1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.

qoor [m.l]
1. Xoolo lab oo aan la dhufaanin. 2. Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg