qoqob-horraad-maskaxeed
(m.l) (-dyo, m.l)

(c.nafl.) Qoqobka hore ee qayb bareed walba ee maskaxda kuna fadhiya ilaa xagga dambe xarriiqda dhexe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoqob-horraad-maskaxeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg