qoraaje
(m.l) (-jayaal, m.l/dh)Maroodi lab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoraaje ↴
qoraa [m.l] (-aayaal, m.l/dh)
Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg