qorasho
(m.f.dh)

eeg qoro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorasho

buuxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho. 2. Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.

dhigo [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
3 (-gtay, -gatay) 1. (f.g) Wax la hayay meel saarasho. 2. (f.g) Wax kaydsasho. 3. (f.g) Cashar qorasho. 4. (f.g) Dugsi wax ka barasho. 5. (f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho. 7. (f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.

saxiixo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xday, -xatay)
Qoraal la sharciyeynayo, hoosta magac la gaabiyey ama kaamil ah uga qorasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg