qoriqaad
(m.l)

Neef loo qalo dad xabaal ka hawl galay. ld qorijiid¹.

qoriqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Dad xabaal ka hawlgalay neef u qalid. ld qorijiid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoriqaad

duug [m.dh]
1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.

qorijiid [m.l]
ld qoriqaad¹.

qorijiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld qoriqaad².

qorijiidid [m.dh]
ld qoriqaadid.

qoriqaadid [m.f.dh]
eeg qoriqaad². ld qorijiidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg