qorisaar
(m.l)

1. Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm. 2. Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.

qorisaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Dhismo iwm qori ku dedid. 2. Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorisaar

qorisaarid [m.f.dh]
eeg qorisaar². ld qorisaar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg