qorisaarid
(m.f.dh)eeg qorisaar². ld qorisaar¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorisaarid ↴
qorisaar [m.l]
1. Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm. 2. Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
qorisaar [m.l]
1. Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm. 2. Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
qorisaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Dhismo iwm qori ku dedid. 2. Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg