qorituur
(m.l)

1. Ciyaar carruureed inta indhaha la is qabto qori la tuuro kaddibna la raadsho. 2. Baqtiyaanasiib lagu kala helo wax dad ka dhexeeyo.

qorituur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

U q.: laba qof baqtiyaanasiib u samayn si uu mid u helo wax ka dhexeeyo labadoodaba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorituur

qorituraad [m.l]
ld qorituurasho.

qorituurad [m.l]
ld qorituurasho.

qorituurasho [m.f.dh]
eeg qorituuro. ld qorituurad.

qorituurid [m.f.dh]
eeg qorituur².

qorituuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Qorituur ka qayb qaadasho (qof).

qoryo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yaday, -yatay)
Qoryo dhirirkooda kala duwan ku qorituurasho (xoolo saanyasho darteed iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg