qorituurad
(m.l)

ld qorituurasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorituurad

qorituurasho [m.f.dh]
eeg qorituuro. ld qorituurad.

qorituur [m.l]
1. Ciyaar carruureed inta indhaha la is qabto qori la tuuro kaddibna la raadsho. 2. Baqtiyaanasiib lagu kala helo wax dad ka dhexeeyo.

qorituur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
U q.: laba qof baqtiyaanasiib u samayn si uu mid u helo wax ka dhexeeyo labadoodaba.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg