qorqode
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-dayaal, m.l/dh)Q. ah: nin afadiisa si fool xun kula dhabiiltama siiba maamulka hoose, cunnada iyo masruufka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorqode ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg