qorraxaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax qorrax la dhigay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxaysan

orraxaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qorraxaysan.

qorraxaysnaan [m.f.dh]
eeg qorraxaysan. ld orraxaysnaan, orraxaysnaansho, qorraxaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg