qorraxayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)1. (f.g) Wax qorrax u dhigid. 2. (f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxayso ↴
orraxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld qorraxayso.
qorraxaysasho [m.f.dh]
eeg qorraxayso. ld qorraxaysad, qorraxaysi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg