qorraxoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Wax kuleyl badan ku dhacay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxoo

qorraxood [m.f.dh]
eeg qorraxoo.

qorrax [m.dh]
Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg